Heimat-Rezepte

“heimat-rezepte.de” iwaa buug waxkarin iskaashi oo online ah. Waxaa loogu talagallay dadka ay ku adagtahay inay wax qoraan oo wax aqriyaan.
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
© Jennifer Zumbusch
Waxay diirada saaraysaa mawduuca “guriga”. Maxay guri nooga dhigantahay? Dabcan, waa meesha aan kudhalanay. Waalidkeen, ciyaalkeena. Guri waa sidoo kale taalo, dabaaldagyo gaar ah ama khibradaha kuwaasoo laxasuusto. Waana cuntada aan jecelnahay kaciyaal ahaan.

Kasheekaynta sheekooyinka quseeya meelaha aan kanimid

“heimat-rezepte.de” waxay kakoobantahay mawduucyada cuntada iyo guriga oo leh qoraalo online ah oo gaaban. Saxankee kaa dhiga inaad malayso “kaas ‘guri’ ayuu iiga dhiganyahay”? Noosoodir qaabka loo sameeyo! Waxaadna noosoo qortaa dhawr sadar oo quseeya gurigaaga: Xageebaan ka imid? Maxay guri iiga dhigantahay? Maxaan halkaas kasuu arkay? Guri waad lawadaagi kartaa qofkasta. Waxaad sidoo kale qori kartaa fikrado waadna waydiin kartaa suaalo quseeya wax diyaarinada. Kusoobiir–waxaan sugaynaa inaan helno diyaarinadaada iyo sheekooyinkaaga. Kooxdayada daabacaada waxay kufaraxsanyihiin inay kucaawiyaan.

Halkaan dhagsii si aad uhesho faafaahinta karinta