Einstieg Deutsch

Appka barashada -luuqada

Appka barashada luuqada ee “Einstieg Deutsch” wuxuu bixinayaa layliyo bilaabidaada koobaad ee Germanka. Waxay qabanaysaa baahi degdeg ah oo aasaasi ah ee talaabo xirirr waxayna diirada saaraysaa inay caawiso ardayda si ay degdeg ah ugu guulaystaan kuhadalka aasaasiga ah ee Germanka. Kadib waqti gaaban, erayada aasaasiga ah iyo jumlooyinka waxay kujiraan farahaaga, qaababka jumlado laxifdiyayna waa laxirikaraa.

Appka barashada - luuqada ee ``Einstieg Deutsch`` waa

  • bilaash
  • Si buuxdo loogu turjumay toban luuqadood (Arabic, Dari, English, Farsi, French, Kurmanji, Pashto, Tigrinya, Turkish, Urdu)
  • Loo habeeyay 15 mawduuc sida “booqashada dhaqtarka”, “laxaalida maamulka”, ama “adeegashada”, kuwaasoo kuu ogolaanaaya inaad toos ubilowdo xaaladaha maalinkasta, ayadoo laga fiirinaayo baahiyahaaga shaqsiga ah.
  • Si offline ah lagu gali karo

Waxa appku uu bixiyo

  • Macluumaadka mawduucaysan ee gaaban iyo tilmamaha
  • lifaaq muujinaaya qoraalo German ah oo maqal ah iyo turjumaado luuqado badan ah
  • hababka kala duwan ee layliga si aad ugu celceliso xirfadaha dhagaysiga ah, kuhadalka, iyo aqrinta
  • Qaamuus luuqado badan ah iyo buuga jubladaha
  • Tababaraha erayada luuqadaha badan
  • Ciyaaro waxbarasho (hada lahormarinaayo)

Si bilaash ah halkaan ugasoo daji

Nooca IOS-ka

Nooca Android-ka