Barashada

Ich will Deutsch lernen

Waxaad isticmaali kartaa shabakada ich-will-deutsch-lernen.de si lacag la’aan ah si aad uga baratid oo aad ku tababaratid luuqada Jarmal ka bilow heerka A1 ilaa B1 ee barnaamika loogu talo galay inuu kugu habboonaado.

Einstieg Deutsch: Die Sprachlern-App
Barashada

Appka barashada - luuqada ee Einstieg Deutsch.

Appka gabi ahaantaba ah bilaashka ee qaxootiga loogu talagalay waxaa lagu turjumay 10 luuqadood. waxay dadka kataageertaa xaalado badan oo nolosha ah, kuwaasoo dhawaan dalka soogalay.

© DVV
Barashada

Ich will lernen

ich-will-lernen.de waa shabakada waxbarashada furan ee ugu weyn Jarmalka, oo bixisa in ka badan 31,000 layliyada ee ujeedooyinkooda yahay ka bilow wax qorista iyo waxbarashada aasaasiga ah, ilaa iyo diyaar garoobo imtixaanka dugsiga-looga baxo iyo helida fahamka aasaasiga ah ee dhaqaalaha.

© Jennifer Zumbusch
Barashada

Heimat-Rezepte

Qor oo iisheeg waxaad cunto: waa qoraal iskaashi oo karinta ah ee mawduca ``guriga``. heimat-rezepte.de waa buug iskaashi karinta ah oo online ah.

© DVV
Barashada Germanka

ich-will-deutsch-lernen.de

Ku Baro luuqada Jarmalka shabakadeena waxbarashada onlaynka ah lacag la’aan: loogu talagalay bartayaasha bilowga ah iyo kuwa heerka sare ah(A1-B1)

Einstieg Deutsch: Die Sprachlern-App
Barashada Germanka

Appka barashada - luuqada ee Einstieg Deutsch.

Dadka biloowga ah: waxay helayaan app bilaash ah oo barashada Germanka.

Heimat-Rezepte © Jennifer Zumbusch
Barashada Germanka

Heimat-Rezepte

Qor oo iisheeg waxaad cunto: waa qoraal iskaashi oo karinta ah ee mawduca "guriga". heimat-rezepte.de waa buug iskaashi karinta ah oo online ah.